Qaramada Midoobay oo digniin culus ka soo saartay xaalada Magaalada Xudur

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubbaridka gargaarka ee OCHA ayaa ka deyrisay xaaladda cunto ee magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Qoraal ay soo saartay OCHA ayaa waxay ku sheegtay in raashinka uu gabaabsi yahay kaddib markii magaalada ay gashay  go’doon, taasna ay sababtay in sicirka cuntada uu sare u kaco, dadka badankiisna ay awoodi … Continue reading Qaramada Midoobay oo digniin culus ka soo saartay xaalada Magaalada Xudur